Taliska Booliska Gobalka Bari oo qabtay gacan ku dhiiglayaashii ku dilay duleedka magaalada Boosaaso Naciimo Cabdi Maxamed.[Video]
(November 3, 2020)
Boosaaso:-Taliska Booliska Gobalka Bari ayaa caawa Shaaciyay in ciidanka amniga Gobolka Bari ay gacanta ku soo dhigeen 2 gacan ku dhiigle oo ku dilay duleedka magaalada Boosaaso gabar yar oo lagu mag
Ururka Al-Ictisaam oo Muslimiinta ugu baaqay in aan la iibsan badeecadaha Faransiiska
(November 3, 2020)
Ururka Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ayaa Bayaan ka soo saaray Aflagaadada uu Madaxweynaha dalka Faransiiska u geystay Nabigeena Maxamed CSW waxayna dhamaan Muslimiinta uga mahadceliyeen sidda ay
Puntland oo Islaan Ciise uga tacsiyeysay geerida ku timid Xaaskiisii Siciid Maxamed
(November 3, 2020)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku hadlaaya Magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan dowladda ayaa uga ta
Madaxweynaha Gal-Mudug oo shir gudoomiyey shirka Golaha wasiiradda Gal-Mudug
(November 3, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu hareer fadhiyo ku xigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda oo maanta looga hadlay qo