Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-shabeelle oo magacaabay Guddiga Doorashada Madxweynah iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle
(November 5, 2020)
Jowhar:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Hir-shabeelle Cabdi Xakiin Luqmaan Xaaji ayaa waxaa uu soo magacaabay Guddiga Doorashada Maadxweynaah iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeel
Gudoomiyaha Aqalka Sare JFS oo ka horyimid gudiga doorashooyinka heer Federaal ee uu magacabay Ra’iisul wasaare Rooble
(November 5, 2020)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi, ayaa warsaxaafeed uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in Ra'isulwasaare Rooble uusan ku darin gudiga doorashoo
Ra’iisul Wasaarah JFS oo magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta iyo Khilafaadka heer Federaal.[Video]
(November 5, 2020)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Roble ayaa waxaa uu Magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta iyo Khilafaadka heer Federaal. [ngg src="galleries"
Maxkamada Derajada Koowaad ee Gobolka Bari oo xukun dil ku riday Eedaysanayaashii dilay Naciima Cabdi Maxamed.[Video]
(November 5, 2020)
Boosaaso:-Maxkamada Derajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa waxaa ay dil ku xukuntey Rag loo haystay inay dil iyo kufsi ugu gaysteen duleedka Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka bari Naciima Cabdi Maxam
Madaxweynaha KGS Cabdicasiis Xassan Maxamed.(Lafta Gareen)oo magacaabay gudiga doorashooyinka.
(November 5, 2020)
Baydhabo:-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta soo magacaabay guddiga doorashooyinka ee dowladda goboleed ka dib warsaxaafad
Madaxweyne ku xigeenka Gal-Mudug oo booqday xarunta wasaarada arrimaha Gudaha Gal-Mudug
(November 5, 2020)
Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeer Hawleed ku tegay Xarunta Wasaarada Arrimaha Gudaha Gal-Mudug Federaalka,& Dib-U-Heshiisiinta Galmudug. Waxaana ku soo d
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kormeeray dhismaha cusub ee Bangiga dowladda& iyo xarumo wasaarado.[Video]
(November 5, 2020)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee lagu kordhinayo Bangiga Dowladda iyo xarunta W