Taliska Booliska Puntland ee Gobolka Mudug oo qabtay Shabakad ka tirsan Al-shabaab.[Dhagayso]
(November 10, 2020)
Gaalkacyo:-Taliska Qeybta Gobolka Mudug Muumin Cabdi shire ayaa ka warbixiyey Shabakad ururka Al-shabaab ah oo gacanta lagu dhigey iyo laba amiir dadka la hayo ay ku jiraan arintaas waxaa uu uga uga w
Askar lagu dilay qarax ka dhacay duleedka Dhuusamareeb. [Dhagayso]
(November 10, 2020)
Dhuusamareeb:-Laba askari ayaa dhintay, sideed kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii qarax lagula eegtay deegaanka Mil-dhaqo oo 15km koonfur ka xiga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduu