Madaxweyne Farmaajo oo is beddel ku sameeyey maamulka Gobolka Banaadir
(November 14, 2020)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gob
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2021.[Video]
(November 14, 2020)
Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa lagu ansix
Ciidamada PSF ee Puntland oo howl gal ka fuliyey Buuraha Calmadow.[Masawiro]
(November 14, 2020)
Boosaaso:- Ciidamada PSF ee Puntland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay howlo ka wadeen deegaano kale duwan waxaan maanta howl gal ka fuliyeen deegaanka Sugure iyagoo howl galka ay ku weheliyaan
Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyey Xeerka Isgaar siinta Puntland
(November 14, 2020)
Garoowe:-Fadhiga 13-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay weh