Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey geerida Ra’iisul wasaare Cumar Carte Qaalib
(November 18, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay -All
Madaxweynaha Gal-Mudug oo la kulmay Madaxweynihii hore ee JFS Xassan Sheikh Mohamuud
(November 18, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay Madaxweynihii hore Ee JFS ahna Hoggaamiyha Xisbiga Nabadda iyo Horumarka Mudane Proff Xassan Sheikh Maxamuud iyagoona
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo magacaabay xubnaha dowladda Federaalka uga mid noqon doona gudiga doorashooyinka dowladdaha xubnaha ka ah DFS.
(November 18, 2020)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka dowladaha xubnaha ka ah DFS. Hoos ka
Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiga Doorashada Xildhibaannada Banaadiriga.
(November 18, 2020)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha guddiga maamulaya doorashada xildhibaannada Banaadiriga. Hoos ka Akhriso Ra'iisul Wasaara
Ku-simaha Madaxweynaha PL oo abaal marin guddoon siiyey orodyahanada kaalmaha hore ka galay tartanka Orodka 5km ee heer Puntland
(November 18, 2020)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa abaalmarin guddoonsiiyey orodyahanada kaalmaha hore ka galay tartanka