Wasiirkii Arimaha Dibada DFS oo xilkii laga qaaday.
(November 19, 2020)
Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra'isul wasaaraha XFS oo lagu magacaabay Wasiirka cusub ee Ariimaha Dibadda halka wasiirkii hore loo magacaabay Safiir. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubb
Eritrea oo soo afjartay ka aamusnaantii xaaladda Ethiopia
(November 19, 2020)
Dowladda Eritrea oo in muddo ah ka aamusneyd xaaladda dagaal ee ka taagan dalka Itoobiya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay, maalmo kaddib markii ay xoogagga gobolka Tigray gantaallo ku garaaceen
Shirka Golaha Wasiirada ee PL oo looga hadlay arrimaha amniga.[Video]
(November 19, 2020)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa todobaadkan
Guddoomiyaha aqalka sare oo soo saaray habraaca Doorashada Xildhibaannada labada gole ee gobollada Waqooyi.
(November 19, 2020)
Muqdisho:-Guddoomiyaha aqalka sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa waxaa uu saaka soo saaray habraaca doorashada Xildhibaannada labada gole ee ka so jeeda gobollada waqooyi ka dib
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeey geerida Garaad Cabdullaahi Cali Ciid
(November 19, 2020)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku hadlaaya Magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan dowladda ayaa ka tacsiyeeyey
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Garad Cabdullahi Cali Ciid
(November 19, 2020)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa uga tacsiyadeeyey Shacabka iyo Dawladda Puntland Geerida Naxdinta leh ee ku timid Allaah ha’unaxrii
Wasaaradda Maaliyada PL oo horgeysay Golaha wakiilada miisaaniyada Dawlada Puntland ee sanadka 2021
(November 19, 2020)
GAROOWE : Wasaaradda Maaliyada Dawlada Puntland ayaa maanta waxaa ay horgeysay Golaha wakiilada miisaaniyada Dawlada Puntland ee sanadka 2021. Miisaaniyadan Golaha la horgeeyey ayaa sanadkii dhan $34