Guddomiyaha Aqalka Sare oo Magacaabay xubnaha gudiga doorashada xildhibaanada Somaliland.
(November 21, 2020)
Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa magacaabay 8-da Xubnood kuwaas oo noqon doona  Guddiga Deegaan Doorashada Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqooyi (Somaliland)  Gu
Sh Cabdinaasir Xaaji Ahmed oo waano guud u Jeediyey Shacabka iyo Culimada Soomaaliyeed.[Video]
(November 21, 2020)
Laascaanood:-Sh Cabdinaasir Xaaji Aadan oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaaliya kuna nool magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa uu waanooyin muhiim ah u jeediyey culimada Soomaa
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo dhagax dhigay xarunta hay’adda Garsoorka Puntland.[Masawiro]
(November 21, 2020)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dhagax dhigay xarunta hay'adda Garsoorka Puntland. Munaasabadda dhaggax
Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo gaaray Badhan.[Masawiro]
(November 21, 2020)
Badhan:-Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo uu wehliyo, Gudoomiye ku xigeenka 1aad Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman, Wasiiro, Xildh
Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo waraysi siiyey BBC-da.[Dhagayso]
(November 21, 2020)
Nairobi:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo shalay xilka laga qaaday ka dib wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya