Dufcadii 2aad ee ciidanka Daraawiishta PL oo tababar uga furmay degmada Badhan.[Masawiro/Video]
(November 22, 2020)
Badhan:- Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Dugsigga Tababaradda Ciidamadda Daraawishta ee qaybta degmada Badhan Tababarkii Dufcadii 2aad ee ciidanka Daraawiishta Puntland waxaan ka soo qayb galay
Ra”iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo gaaray Baydhabo.[Video]
(November 22, 2020)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati Gaduud ee Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaamina
Howlgal lagu xaqiijinayo amniga oo laga sameeyey Magaalada Boosaaso ee xarubta Gobolka Bari.
(November 22, 2020)
Bosaaso:-Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ka socda Howlgal ay iska kaashanayeen ciidamada Policeka,PSF iyo PMPF uuna hogaaminayay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xussen Ca
Madaxweynaha Gal-Mudug oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Gal-Mudug C/kariin Xuseen Guuleed.[Masawiro]
(November 22, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug ayaa Hoyga uu ka deganyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Sahan, kana mid ah musharrixi