Ra’iisul Wasaare Rooble oo Golaha Ammaanka QM uga warbixiyay xaaladda Soomaaliya.
(November 23, 2020)
Baydhabo:-Ra’iisul Wasaare Rooble oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay u jeediyay Golaha Ammaanka, ayaa sheegay in howlaha doorashooyinku marayaan meel wanaagsan, guddiyadii loo xulayna ay howlo wa
Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Degmada Qardho oo lagu qabtay kulamo muhiim ah.
(November 23, 2020)
Qardho:-Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee degmada qardho Waxaa kulan ku yeeshay Kusimaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Keenadiid Cali jaamac, Xisaabiyaha gobolka karkaar Yasiin Cabdi Ciise,
Ku-simaha Madaxweynaha PL, ahna Madaxweyne ku-xigeenka oo guddi u magacaabay Xaaladda ka dhalatay Roobab duufaanta ee ky dhuftay Gobollada Puntland.
(November 23, 2020)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan karaash, ayaa guddi u magacaabay xaaladda ka dhalatay duufaanta GATI ee ku dhufatay qaar k