Madaxweynaha PL Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka dalka Sweden.[Masawiro/Video]
(November 28, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Mr. Staffan Tillander iyo masuuliyiin ka tirsan
Maareeyahaha Dekedda Muqdisho oo ka Bad-baaday Qarax Miin
(November 28, 2020)
Muqdisho:-Maareeyaha dekedda magaalada Muqdisho Axmed Washington ayaa maanta ka bad-baaday qarax ka dhacay meel u dhow Isbitaalka Naasareeto ee magaalada Muqdisho.Qaraxan waxaa ku dhaawacmay laba ka m
Ra’iisul wasaaraha JFS oo ka tacsiyeeyey Qarax lagu dilay dhalinyaro oo ka dhacay Muqdisho.[Video]
(November 28, 2020)
Muqdisho:-Ra'iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelada dadkii ku dhintay qaraxii argagixisadu Al-shabaab ay la beegsadeen
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha PL oo safar shaqo ku gaaray Degmada Isku-Shuban ee Gobalka Bari
(November 28, 2020)
Garoowe:-Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa maanta waxaa uu safar shaqo ku gaaray Degmada Isku-Shuban ee Gobalka B