Xubno Al-Shabaab ah oo xukun dil lagu fuliyey.[Dhagayso]
(November 29, 2020)
Muqdisho:-Dawladda Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay saddex nin oo horey loogu helay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab, islamarkaana lagu helay eedo ah inay gaysteen dilal iyo falal
Madaxweynaha Puntland oo kala hadalay Doorashada, guddiyada,marxalada dalka Wafdi isugu jira Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo IGAD oo gaaray Garoowe
(November 29, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi isugu jira Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo I
Golaha Wakiillada DPL oo aqbaly codsi uga yimid Madaxweyne Deni oo ahaa dhammeystirka heshiiska PL iyo DP-word.[Video]
(November 29, 2020)
Garoowe:-Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan, ku xigeenka 1aad Hon.
Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Kismaayo
(November 29, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudadne Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo ee Caasimada ku meel gaarka ah ee Jubbaland, kadib safar shaqo oo uu todobaayad