Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo Idaacadda BBC-da siiyey waraysi . [Dhagayso]
(November 30, 2020)
Kismaay:-Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da Maxamuud Sayid ayaa ka hadlay sababta ay Jubbaland u soo maacagaabi waayeen gudiga doorashada iyo wax ay ka caban
Dr.Yusuf Axmed oo caawa lagu dilay Kismaayo.
(November 30, 2020)
Kismaayo:-Wararka caawa naga soo gaaraya maagaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland in lagu dilay xaafadda Fii Af-Madoow Dr Yusuf Ahmed oo loo yaqaaney (Yusuf Yare ).Dr Yusuf ayaa waxaa uu ka mi
Puntland oo joojisay in Cashuurta Dekadda Boosaaso lagu qaado Shillin Soomaali
(November 30, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi oo tixraacaya talo-bixinta Guddiga dowladdu u xilsaartay sicir-bararka ayaa ku amray Wasaaradda Maaliyadda Puntland in aan kastamka De
Madaxweynaha Puntland oo amray Khidmada ay ka qado Shirkadda P&O Ports ee Dekkada Boosaaso in lagu shubo Akoonada Maamulka Dekadda Boosaaso
(November 30, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo saaray wareegto Madaxweyne Lr. 06, 30 November 2020, ayaa ku wargeliyey Maamulka Dekadda Boosaaso in Khidmada ay qaado Shi