Abwaan Yuusuf Shaacir oo ka hadlay dadkii ka qayb galay Baroor-diiqda ciidamadii Ingiriiska.[Video]

November 16, 2020 - Written by Editor

Hargeysa:-Abwaan Yusuf Shaacir oo ka mid ah abwaanada caanka ka ah deegaanada S/land gaar ahaan caasimada Hargeysa ayaa ka hadlay dadkii ka qayb-galay Baroor-diiqda ciidamadii Ingiriiska ee gumeystaha ahaa ee ku dhintay dagaalkii 2aad ee Aduunka.

Hoos ka Daawo Abwaan Yuusuf Shaacir, oo ka hadlay dadkii ka qayb-galay Baroor-diiqda ciidamadii Ingiriiska.


A/cawaale
Halgan.net

Comments are closed.