Askar lagu dilay qarax ka dhacay duleedka Dhuusamareeb. [Dhagayso]

November 10, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Laba askari ayaa dhintay, sideed kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii qarax lagula eegtay deegaanka Mil-dhaqo oo 15km koonfur ka xiga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud.

Askarta dhimatay iyo kuwa dhaawacmay ayaa gebi ahaan ka tirsanaa qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, kuwaas oo mudooyinkan Galguduud ka waday howlgallo ka dhan ah ururka Al-Shabaab.

Wariyaha VOA-da gobolka uga soo warrama Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan Gaalkacyo kasoo diray.

VOA

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online