Dr.Yusuf Axmed oo caawa lagu dilay Kismaayo.

November 30, 2020 - Written by Editor

Kismaayo:-Wararka caawa naga soo gaaraya maagaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland in lagu dilay xaafadda Fii Af-Madoow Dr Yusuf Ahmed oo loo yaqaaney (Yusuf Yare ).Dr Yusuf ayaa waxaa uu ka mid ahaa dadka aadka looga yaqaano Magaaladda Kismaayo
Dr Yusuf Ahmed waxaa wararku sheegayaan in lagu dhex diley Farmashiyo uu ku lahaa Xaafada fii Af,madow ee magaalada Kismaayo mana jirto cid ilaa hadda loo qabtay dilka Dr Yusuf Ahmed ama sheegatay.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online