Fadhiga 11-aad ee Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo looga dooday Xeerka Isgaarsiinta

November 11, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Fadhiga 11-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan, ku xigeenka 1aad Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman iyo ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame.

Fadhiga maanta oo Ajandaha ahaa ka doodista xeerka Isgaarsiinta Puntland kaasi oo ka kooban 38 Qodob ayaa sii socon doona maalmaha soo socda, waxaana maanta qodob qodob looga dooday 9 qodob oo ka mid ah 38 Qodob ee uu ka kooban yahay Xeerku.

Xeerka ayaa saameynaya Shirkadaha, Idaacadaha iyo Telefishinada guud ahaan ka hawl-gala Puntland, waxaana lagu maamulayaa dhammaan shirkadaha Isgaarsiinta, marka laga reebo Isgaarsiinta ay isticmaalan Ciidamadu.

DHAMMAAD

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

246,899 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>