Guddoomiyaha aqalka sare oo soo saaray habraaca Doorashada Xildhibaannada labada gole ee gobollada Waqooyi.

November 19, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha aqalka sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa waxaa uu saaka soo saaray habraaca doorashada Xildhibaannada labada gole ee ka so jeeda gobollada waqooyi ka dib khilaaf iyo aragti kala duwanaan soo kala dhex gashay Gudoomiyaha aqalka sare iyo Madaxda ugu saraysay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo soo saaray habraaca doorashada xildhibaannada labada gole ee gobollada waqooyi.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

243,594 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>