Howlgal lagu xaqiijinayo amniga oo laga sameeyey Magaalada Boosaaso ee xarubta Gobolka Bari.

November 22, 2020 - Written by Editor

Bosaaso:-Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ka socda Howlgal ay iska kaashanayeen ciidamada Policeka,PSF iyo PMPF uuna hogaaminayay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xussen Cali Maxamuud ujeedkiisuna yahay xaqiijinta amniga magaalada Bosaso xili dhawaan lagu qabanayo doorashada Xildhibaanada aqalka hoose ee DFS.

Howlgalkaan inta uu socday ayaa ciidamada waxay ku soo aruuriyeen hubka sida sharci darada loo sito waxaa sidoo kale lagu baarayey gawaarida iyadona laga fiiqayay bacaha madow ee lagu dhagsado baaburta.

Taliyaha Qeybta Gobalka Bari G/sare xuseen cali maxamuud ayaa shacabka uga mahadceliyay siday ciidamada ula shaqeynayaan intii uu socday howl galka amniga magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online