Madaxweynaha Gal-Mudug oo la kulmay Madaxweynihii hore ee JFS Xassan Sheikh Mohamuud

November 18, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay Madaxweynihii hore Ee JFS ahna Hoggaamiyha Xisbiga Nabadda iyo Horumarka Mudane Proff Xassan Sheikh Maxamuud iyagoona ka wada-hadllay arrimo la xiriira geedi-socodka Doorahada 2020-2021.

Kulanka oo ka dhacay hoyga uu Muqdisho ka deganyahay HSM ayaa si gaar ah loogu llafaguray maareynta marxaladda kala- guurka ah si hannaanka doorashadu u noqdo wada-ogol ah, loo dhanyahay isla markaana loo simanyahay.

Hoggaanka Galmudug ayaa gundhig u ah geedi-socodka doorashadan, oo dhanka ka qeybgalka dadweynaha iyo deegaan doorashadaba kaga ballaarran middii 2016.

-Dhammaad-
Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada GM.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

243,596 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>