Madaxweynaha KGS Cabdicasiis Xassan Maxamed.(Lafta Gareen)oo magacaabay gudiga doorashooyinka.

November 5, 2020 - Written by Editor

Baydhabo:-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta soo magacaabay guddiga doorashooyinka ee dowladda goboleed ka dib warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha KGS.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gudiga uu soo magacaabay waxaa uu ka kooban yahay 8 xubnooda waxaa ka mid ah ilaa 3 dumar ah.

Hoos ka akhriso guddiga doorashooyinka ee heer Federaal ee maamulka Koonfur Galbeed.
A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online