Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Hambalyo udirey Madaxweynaha Hirshabeele

November 11, 2020 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Hambaliyo udirey Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka la doortay ee Dowlad Goboleedka Hirshabeele.

Halgan.net
Baydhabo

Comments are closed.