Ra’iisul wasaaraha JFS oo ka tacsiyeeyey Qarax lagu dilay dhalinyaro oo ka dhacay Muqdisho.[Video]
(November 28, 2020)
Muqdisho:-Ra'iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelada dadkii ku dhintay qaraxii argagixisadu Al-shabaab ay la beegsadeen
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha PL oo safar shaqo ku gaaray Degmada Isku-Shuban ee Gobalka Bari
(November 28, 2020)
Garoowe:-Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa maanta waxaa uu safar shaqo ku gaaray Degmada Isku-Shuban ee Gobalka B
Gen. Khaliif Ciise Mudan oo lagu aasay Garoowe.[Masawiro]
(November 27, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka waxaa uu ka qeybgalay Aas Qaran oo Garoowe loogu sameeyay AHUN Gen. Khaliif Ciise Mudan. Aaska Qaran waxaa Madaxweyna
Warsaxaafadeedka laga soo saaray shirkii murashaxiinta ee ka socday Muqdisho.
(November 26, 2020)
Muqdisho:-Shir dhowr maalin uga socday magaalada Muqdisho ayaa musharaxiinta u taagan xilka madaxweynanimada Soomaaliya oo uu u soo gabagaboobay shirkooda waxaa ay ka soo saareen war-murtiyeed ka koo
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe
(November 26, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe oo uu in mudo ah ka maqnaa waxaan uu kulan qado oo is xogwareysi ah la yeeshay Golah
R/wasaare Rooble oo AMISOM iyo Xoogga dalka kala hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab
(November 25, 2020)
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane,Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay taliyaha qeybta saddexaad ee ciidanka AMISOM iyo taliyaha qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalk
Taliye ku-xigeenka Ciidammada Daraawiishta PL oo booqday Dugsiga tababar Ciidanka Godod ee Gobolka Mudug.[Video]
(November 24, 2020)
Gaalkacyo:-Taliye ku-xigeenka Ciidammada Daraawiishta Dowladda Puntland Gen. Axmed Cali Salaad, ayaa saaka waxaa uu kormeeray ku tegay Dugsiga tababar Ciidammada ee Godod ee Gobalka Mudug. Taliye ku-x
Puntland oo ka tacsiyeysay geerida Gen. Khaliif Ciise Mudan
(November 24, 2020)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku hadlaaya magaciisa, kan Dowladda iyo kan shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey geerida Al
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Golaha Ammaanka QM uga warbixiyay xaaladda Soomaaliya.
(November 23, 2020)
Baydhabo:-Ra’iisul Wasaare Rooble oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay u jeediyay Golaha Ammaanka, ayaa sheegay in howlaha doorashooyinku marayaan meel wanaagsan, guddiyadii loo xulayna ay howlo wa
Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Degmada Qardho oo lagu qabtay kulamo muhiim ah.
(November 23, 2020)
Qardho:-Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee degmada qardho Waxaa kulan ku yeeshay Kusimaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Keenadiid Cali jaamac, Xisaabiyaha gobolka karkaar Yasiin Cabdi Ciise,

« Previous PageNext Page »