Puntland oo Islaan Ciise uga tacsiyeysay geerida ku timid Xaaskiisii Siciid Maxamed

November 3, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku hadlaaya Magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan dowladda ayaa uga tacsiyeeyey Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse geerida Alle naxariistii Janno haka waraabiyee Xaaskiisa Siciido Maxamed Daahir Jaamac oo ku geeriyootey Garoowe.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa Alle uga baryey Marxuumad Siciido Maxamed Daahir inuu dembigeeda dhaafo, su’aasha qabriga u sakhiro, hoygeedana ka yeelo Jannatul Fardawsa, samir iyo iimaanna kasiiyo, awladdeedii, qoyskeedii, ehelkeedii qaraabadeedii, gaar ahaan Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse.

-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFIN MADAXTOOTADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online