Taliska Booliska Puntland ee Gobolka Mudug oo qabtay Shabakad ka tirsan Al-shabaab.[Dhagayso]

November 10, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Taliska Qeybta Gobolka Mudug Muumin Cabdi shire ayaa ka warbixiyey Shabakad ururka Al-shabaab ah oo gacanta lagu dhigey iyo laba amiir dadka la hayo ay ku jiraan arintaas waxaa uu uga uga waramay Idaacadda BBC Somali.

Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay inay howlgal ku soo qabqabteen xubno muhiim ah oo ka tirsan Al-shabaab oo dilal , qaraxyo iyo weeraro ka fuliyey magaalada Gaalakacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Hoos ka Dhagayso Taliska Qeybta Gobolka Mudug Muumin Cabdishire oo waraysi siiyey idaacadda BBC-da.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online