Taliye ku-xigeenka Ciidammada Daraawiishta PL oo booqday Dugsiga tababar Ciidanka Godod ee Gobolka Mudug.[Video]

November 24, 2020 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Taliye ku-xigeenka Ciidammada Daraawiishta Dowladda Puntland Gen. Axmed Cali Salaad, ayaa saaka waxaa uu kormeeray ku tegay Dugsiga tababar Ciidammada ee Godod ee Gobalka Mudug. Taliye ku-xigeenka Ciidammada Daraawiishta dowallada Puntland ayaa ku booriyey ciidamada in ay si wanaagsan u qaataan tababarka iyo casharada kale ee la siinayo.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online