Ururka Al-Ictisaam oo Muslimiinta ugu baaqay in aan la iibsan badeecadaha Faransiiska

November 3, 2020 - Written by Editor

Ururka Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ayaa Bayaan ka soo saaray Aflagaadada uu Madaxweynaha dalka Faransiiska u geystay Nabigeena Maxamed CSW waxayna dhamaan Muslimiinta uga mahadceliyeen sidda ay uga qiiroodeen una gooyeen Badeecooyinka dalka Faransiiska .

Ururka Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ayaa sidoo kale ugu baaqay Muslimiinta in ay gooyaan cid walba oo ku soo xadgudbuta muqadaaska iyo Nabigooda Maxamed CSW.

Ururka Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ayaa waxaa uu ku tilmaamay soo noqonoqoshada Aflagaadada Faransiiska uu u geysanayo diinta iyo Nabigeena Maxamed CSW in ay tahay cadaawo ku fogaatay uu u qabo Islaamka iyo Muslimiinta.

Dhanka kale Ururka Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ayaa si gaar ah ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay gooyaan dhamaan wax walba uu soo saaaro dalka Faransiiska .

Nuqul ka mid ah Bayaanka ayaa waxaa uu soo gaaray Halgan.net

Hoos ka Akhriso Bayaanka ay Ururka Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah ka soo saareen cadaawada Dalka Faransiiska oo dhaqan ka dhigtay Aflagaadeynta Nabigeena Maxamed CSW iyo diinta Islaamka iyo Muslimiinta .

Halgan.net
Muqdisho

Comments are closed.

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online