Warsaxaafadeedka laga soo saaray shirkii murashaxiinta ee ka socday Muqdisho.

November 26, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Shir dhowr maalin uga socday magaalada Muqdisho ayaa musharaxiinta u taagan xilka madaxweynanimada Soomaaliya oo uu u soo gabagaboobay shirkooda waxaa ay ka soo saareen war-murtiyeed ka kooban 18 qodob oo ay ugu muhimsan tahay.

1.In la kala diro dhammaan guddiyada doorashada ee ee heer Federal iyo heer dowlada gobolleed lana magacaabo gudiyo la isku raacsan yahay.

2.In guddoomiyaha Aqalka Sare uu soo magacaabo guddiyada doorashada ee ka shaqeynaya xildhibaanada matalaya gobollada Waqooyi.

3.In Taliyaha hay’adda Nabad-Sugiida Fahad Yaasiin uu xilka iska casilo.

Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka laga soo saaray shirkii murashaxiinta ee ka socday magaalada Muqdisho.



A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online