Wasaaradda Arrimaha Gudaha PL oo tababar shaqo u furtay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed.

November 16, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo Tobabar shaqo kororsi u furtay Waftiga uu hogaaminayey agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed.

Waftiga ka socday koonfur Galbeed ayaa lagu Tobabarayey Dhismaha Dowlad wanaaga, isku xirka Maamulka Degmooyinka iyo Goballada, Dhismayaasha Golayaasha deegaanka, Daadejinta adeegyada aasaasigaa, iyo khibrada shaqo wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA PUNTLAND.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

243,595 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>