Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo waraysi siiyey BBC-da.[Dhagayso]

November 21, 2020 - Written by Editor

Nairobi:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo shalay xilka laga qaaday ka dib wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da ayaa ka hadlay xilka laga qaaday iyo weliba xilka Safiirnimo ee loo magacaabay.

Hoos ka Dhagayso waraysiga idaacadda BBC-da uu siiyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

243,595 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>