Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha PL oo safar shaqo ku gaaray Degmada Isku-Shuban ee Gobalka Bari

November 28, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa maanta waxaa uu safar shaqo ku gaaray Degmada Isku-Shuban ee Gobalka Bari

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Mudane Maxamed Dhabancad waxaa safarka ku wehlinayey Wasiirka Tamarta iyo Macdanta DPL, Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari.

Ujeedka safarka Waftiga uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL ayaa ku saabsan kormeer shaqo iyo dhismaha maamulka iyo Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuban wacyi galinta Hannaanka Geedi Socodka Dimuquradiyada Puntland.

Waftiga uu hogaaminayey Wasiirka Waxaa Degmada Isku-Shuban ku soo dhaweeyey Degmada, odayaasha dhaqanka Iyo baqolaal kamid ah shacabka Degmada Isku-Shuban.

DHAMMAAD.

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online