Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Galmudug oo ka hadlay dagaalo u dhexeeya ururka Alshabaab iyo ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Gal-Mudug

November 11, 2020 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Galmudug Axmed Shire Maxamuud “Falagle” ayaa waxaa ku qabtay magaalada Dhuusamareeb Shir jaraa’id waxaan uu faahfaahin ka bixiyey dagaalo dhexmaraya ururka Al-shabaab iyo Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Gal-Mudug oo is garabsanaya.

Hoos ka Daawo shirka Jaraa’id Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Galmudug Axmed Shire Maxamuud “Falagle”

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

247,000 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>