Wefdi ka socda Golaha Wakiillada PL oo safar shaqo ku jooga dalka Zambia
(December 1, 2020)
Zambia:-Wefdi ka socda Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha & Xisaabaadka Xil. Cawil Xassan Daad ayaa Xarunta Golaha Qaranka ee dalka Zambia ( Nat
Madaxweyaha Jubbaland oo kulan la qaatay Ururada Bulshada rayidka.
(December 1, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed maxamed Islaam ayaa maanta kudbad u jeediyay Ururada Bulshada rayidka ah ee Jubaland iyo hay’adaha Dowlada. Kulankan oo ahaa mid uu M
Madaxweynaha PL oo la kulmay Wasiirka Haweenka Dowladda Federaalka Soomaaliya
(December 1, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda Aadanaha ee Dowlad
Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo ka hadlay xiriirka Kenya.[Dhagayso]
(December 1, 2020)
Muqdisho:-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u yeeratey safiirkeedii Kenya shaley iyadoo sidoo kalena u dirtey safiirka Kenya wadatashi. Dowlada federaalka ayaa ku eedeysey dowlada Kenya in ay farage
Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuban oo la dhisay
(December 1, 2020)
Isku-Shuban:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka Puntland ayaa ku gulaystay in la dhiso Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuban waxaan la isku raacay Qeybinta Xubnaha Golaha deegaanka Degmada Isku-Shub
Wasiirka arrimaha gudaha PL oo safar shaqo ku tegay Xiriiro.[Masawiro]
(December 1, 2020)
Xiriiro:-Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa safar shaqo ku gaaray Deegaanka Xiriiro ee Degmada Isku-Shuban ee Gob