Madaxweynaha PL oo shir gudoomiyey shirka Golaha Wasiirada Puntland
(December 3, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada
Golaha Wakiillada Puntland 8 Xildhibaan kala noqday Xasaanada.[Video]
(December 3, 2020)
Garoowe:- Fadhiga 20-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan, k