Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari oo la kulmay Booliska Gobolka Bari.[Video]
(December 6, 2020)
Boosaaso:-Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa maanta shir Guddoomiyey kulan Deg Deg Ah oo looga hadlaayey Amniga Magaalada Bosaaso. Kulanka Waxaa goob-joog ka a
Duulimaadyada Garoonka diyaaradaha Garoowe ee Gen Maxamed Abshir oo dib u furmay.[Video]
(December 6, 2020)
Garoowe:-Wasiirka duulista hawada iyo garoomada dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor Gebiley oo la hadlay warbaahinta dowladda Puntland ayaa sheegay in xallinta shilka diyaaraddan ee garoonka dhe
Jubbaland oo warsaxaafadeed ka soo saartay arrimaha doorashooyinka dalka
(December 6, 2020)
Kismaayo:-Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay arrimaha doorashooyinka dalka, xaaladaha kala guurka ah iyo faragelinta ay Dowladda Federaalku ka hayso gobolka Gedo ee Jubbalan
Golaha Wakiillada Puntland oo uu hor-yimi Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha Iyo Iskaashiga caalamiga
(December 6, 2020)
Garoowe:- Fadhiga 21-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan, k