Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo ka warbixiyey Shirkii Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka ee lagu qabtay Muqdisho.[Video]
(December 7, 2020)
Muqdisho:-Waxaa la soo gabagabeeyay Shirkii Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka (Somali Partnership Forum) oo maanta lagu qabtay Muqdisho. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo awaamiir ku soo rogtay muwaadiniinta Kenyanka ah ee imaanaya Soomaaliya.
(December 7, 2020)
Muqdisho:-Warsaxaafeed ka soo baxay Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waaxaa lagu amaro in muwaadiniinta Kenyaanka ah ee u soo socdaalay dalka Soomaaliya ay Vi
Madaxweynaha Gal-Mudug oo ka qayb galay Shirkii 5aad ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka
(December 7, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo habka Foggaan aragga Ee Zoom-ka uga qaybgalay Shirkii 5aad ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka ayaa ka jeediyey khub
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Soomaaliya iyo beesha Caalamka.
(December 7, 2020)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Aalada Fogaan Araga uga qeybgalay Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo manta si rasmi
Madaxweynaha Jubaland oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Soomaaliya iyo beesha Caalamka.
(December 7, 2020)
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kaga qeybgalay hab maqal iyo muuqaal ah shirka iskaashiga Soomaaliya iyo beesha Caalamka.Madaxweynaha ayaa khudbadiisa diirada ku
Madaxweynaha Puntland Deni oo ka qeyb galay Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka.
(December 7, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka, oo ay ka qeybgaleen Dowladda Federaalka ah, Dowladdaha xubnaha ka ah