Saraakiil Ciidan oo lagu dilay gobolka Galgaduud.
(December 9, 2020)
Ballanballe:-Wararka ka imaanaya degmada Ballanballe ayaa sheegaya in maleeshiyaad beeleed hubeysan ay weerar dhaba gal ah ay ku dileen ilaa 6 Sarkaal oo ka tirsan qaybta 21aad Ciidanka Dowladda Fede
Weerar ka dhacay agagaarka Guriceel oo shan qof lagu dilay
(December 9, 2020)
Wararka ka imanaya maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in ugu yaraan shan qof ay dhinteen afar kalena ay dhaawacmeen kadib weerar ka dhacay meel u dhow magaalada Guriceel. Weerarkan ayaa la s
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha PL oo la kulmay Guddiga Ganacsatada Gobalka Bari.[Video]
(December 9, 2020)
Boosaaso:-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo ay Wehliyaan Wasiiro ka tirsan Puntland, Maamulka Gobalka Bari, Degmada, iyo Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Ba