Al-shabaab oo shacab ka afduubtay gobolka Sanaag [Dhagayso]
(December 10, 2020)
Milxo:-Maleeshiyo la sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa saddex qof oo shacab ah oo ka ganacsada dahabka buuraha laga soo qodo waxay ka afduubteen deegaanka Milxo oo ka tirsan gobolka Sanaag
Wasiirka Arrimaha dibada DFS oo soo gaaray Garoowe.[Video]
(December 10, 2020)
Garoowe:-Wasiirka Arrimaha dibada dawladda Federalka ee Soomaaliya Dr Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuukar ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Garowe ee caasimada Puntland , wafdiga wasiirka Arri
Madaxweynaha PL oo kormeer Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta.[Masawiro]
(December 10, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.Madaxweynaha ayaa mid mid u booqday Waaxyaha Wasaaraddu ka koo
Wasiirka Warfaafinta Gal-Mudug oo BBC-da uga waramay Saraakiil Ciidan oo lagu laayey Gobolka Gal-Gaduud.[Dhagayso]
(December 10, 2020)
Dhuusamareeb:-Wasiirka warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa waxaa uu BBC-da uga waramay Weerarkii maleeshiyaad beeleed ay kuu laayeen Saraakiil Ciidan oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaa
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda PL oo hor-yimi Golaha wakilada Puntland
(December 10, 2020)
Garoowe:-Hadal-jeedinta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xassan Shire Cabdi (Abgaal) oo hor-yimi Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Baahintii Xafiiska Wacyigelinta iyo WarfaafintaWasaaradda M