Ra’iisul wasaaraha DFS oo soo gaaray magaalada Garoowe.[Masawiro]
(December 11, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir ee Garoowe kusoo dhoweeyay Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mu
Madaxweynaha Gal-Mudug oo magacaabay gudi xaqiiqo Raadin iyo & Baaris oo loo xilsaaray dhacdadii argagax laheyd ee ka dhacday Degmada Balanbal.
(December 11, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa falkii argagaxa lahaa ee dhacay 9/12/2020 oo dil loogu geystay saraalkii ka tirsanayd ciidanka XDS ee ka howlgala Dowladda