Wasiirka Maaliyadda Puntlanad iyo Taliye ku xigeenka ciidanka daraawiishta PL oo booqday xerada tababarka ciidanka Abqaale.[Masawiro]
(December 14, 2020)
Degmada Xarfo:- Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland ahna Gudoomiyaha Gudiga dib uhabaynta Ciidamada Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminaayo oo uu ka mid yahay Taliye ku xigeenka Ciidamad
Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee S/land oo ka hadlay kulanka dhexmaray Madaxweynaha S/land iyo Kenya.[Video]
(December 14, 2020)
Nairobi:-Kulanka Labada Madaxweyne Ee Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Kenya ayaa waxaa ka warbixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Ee Somaliland waxaana uu xusay in ay jiri doonaan
Madaxweynah S/land oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya.[Masawiro]
(December 14, 2020)
Nairobi-14-12-2020-()-Madaxweynaha dalka Kenya mudane Uhuru kenyatta ayaa maanta aqalka madaxtooyada ee magaalada Nairobi ku marti-qaaday weftigii ka socday Jamhuuriyadda Somaliland ee uu hoggaaminaye
Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey Dhuusamareeb. [Video/Masawiro]
(December 14, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa gegidda diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee So
Madaxweynaha PL oo sagootiyey Ra’iisul Wasaaraha DFS .[Masawiro/Video]
(December 14, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport ee Garoowe ku sagootiyey Ra’iisul Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen