Wasaaradda Arrimaha Gudaha PL oo sharci daro ku til maamtay xil ka qaadistii Gudoomiyaha Degmada Dhahar
(December 17, 2020)
Garoowe:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland waxay cadeynaysaa in xilka qaadista Gudoomiyaha Degmada Dhahar uusan ahayn mid loo maray sifo waafaqsan qawaaniinta iyo habr
Shirkadda isgaarsiinta Golis oo adeega Sahalka ku soo kordhisay Shilin Soomaali.[Video]
(December 17, 2020)
Boosaaso:-Shirkadda isgaarsiinta Golis waxay kuugu bishaaraynaysaa adeegga waafi oo kuu sahlaya inaad isticmaashid adeegyada muhiimka ah ee shirkadda Golis meel kasta oo aad joogtid gudaha ama dibadii
Taliyaha Saldhiga Dhexe ee Booliska Degmada Galkacyo oo sheegay in la qabtay rag Bom ku soo tuuray 2 maalin ka hor Saldhiga.[Video]
(December 17, 2020)
Gaalkacyo:-Taliyaha Saldhiga Dhexe ee Booliska Dagmada Galkacyo ee Gobolka Mudug Jaamac Maxamed Warsame Jaamac Dheere Oo Shir,jiraad Ku Qabtay Xafiiskiisa ayaa waxaa uu sheegay in ay hayaan ragii Bo
Ra’iisul wasaaraha XFS iyo Madaxweynaha Gal-Mudug oo gaaray magaalada Cadaado.[Masawiro/Video]
(December 17, 2020)
Cadaado:-Wafdi balaaran oo ay hoggaaminayeen Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Ra'iisul wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Cadaado halkaas oo ay si wac
Wasiirka Waxbarashada Puntland dib ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro]
(December 17, 2020)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dawladda Puntland, mudane Cabdullaahi Maxamed Xasan, ayaa maanta dib ugu soo laabanaya dalka, isaga oo safar shaqo muddo ugu maqnaa da
Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay Duufaanta GATI.
(December 17, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka 23-aad ee Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.Kulanka oo Madaxweynaha uu ku weheliyey Madaxweyne k