Madaxweynaha Gal-Mudug oo ka hadlay qaraxii ka dhacay Gaalkacyo.[Video]
(December 18, 2020)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha maamulka Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariyey ayaa waxaa uu tacsi u diray dhamaan Ciidamada Qalabka sida gaar ahaan Eheladii iyoqaraabadii ay ka baxeeb Taliyayaashii , Saraakiishii
Wasiirka Warfaafinta Puntland oo shir jaraa’id uga hadlay Qaraxii ka dhacay Gaalkacyo.[Video]
(December 18, 2020)
Garoowe:-Wasiirka warfaafinta dawladda Puntland mudane Cabdullahi Cali Xirsi Timacadde oo shir Jaraa,id goordhow ku qabtay Garoowe ayaa ka tacsiyeeyey shacabkii Saraakiishii iyo Madaxdii ku geeriyoota
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyey geerida Saraakiil lagu dilay qarax ka dhacay Gaalkacyo.
(December 18, 2020)
Gaalkacyo:-Waxaan cambaareynayaa falkan argagixisadu ku beegsadeen saraakiisha ciidanka iyo dadka rayidka ah ee ka dhacay Gaalkacyo.Falkani waxa uu muujinayaa sida argagixisadu uga fog yihiin naxarii
Madaxweyne JFS oo ka tacsiyeey Saraakiil ku dhintay qarax ka dhacay Gaalkacyo
(December 18, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska, ehelada shacabka iyo Saraakiisha Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii arga
Taliyaha ciidamada Booliska Puntland oo ka tacsiyeeyey Saraakiishii ku dhintay qarax ka dhacay Gaalkacyo
(December 18, 2020)
Garoowe:-Taliyaha ciidamada booliska dowladda PUNTLAND,General Cabdi Xasan Xuseen (Cabdi yare) ayaa Dhamaan saraakiisha iyo hawlwadeenada ciidamada Puntland waxay halkaan uga tacsiyaynayaan geerida k
Faahfaahin Qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo
(December 18, 2020)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaray galabta magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax is miidaamin ah uu ka dhacay Koonfurta magaalada gaar ahaan afafka hore ee garoonka caya
Qarax Khasaare Geystay oo ka Dhacay K. Gaalkacyo
(December 18, 2020)
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan qeybteeda Koofureed ee magaalada ee ay ka taliso dow