Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey dalka Jabuuti.[Video]
(December 19, 2020)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa si diirran ugu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Jabuuti Ra’iisul W
Jubbaland oo Eedayn u jeedisay Dowladda Federaalka Soomaaliya.[Video]
(December 19, 2020)
Kismaayo:-Dowlad goboleedka Jubbaland oo warsaxaafadeed kasoo saartay faragelinta iyo khal-khalka amni ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka waddo gobolka Gedo ee Jubbaland, ayaa sheegtay in cawaaqi
Madaxweynaha DFS oo gaaray dalka Jabuuti
(December 19, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa si diirran ugu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Jabuuti Ra’iisul Wasaaraha
Madaxweyne ku xigeenka PL oo gaaray magaalada Boosaaso.[Video]
(December 19, 2020)
Boosaaso:-Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa lagu soo dhoweeyay magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. [ngg src="galleries" ids="3475" display="b
Madaxweynaha JFS oo dalka Jabuuti kaga qayb galaya Shirka IGAD
(December 19, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Shir deg-deg
Madaxweynaha PL oo degmada Qandala u magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen ku meel gar ah.
(December 19, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Lambar Lr-62 ugu magacaabay degmada Qandala Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen ku-meel-gaar ah. Madaxweynaha Dowladda
Madaxweynaha S/land oo Qaabiley Wefti Uu Hoggaami nayey Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dalka Malawi.[Masawiro]
(December 19, 2020)
Hargeysa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay wefti uu hoggaaminayey wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Malawi, Mudane Eisenhower Nduwa