Ciidanka PMPF oo maalintii 3aad howl galo lagu sugayo amniga ka wada Garoowe.[Masawiro/Video]
(December 30, 2020)
Garoowe:-Cutubyo ka tirsan ciidanka PMPF ayaa maalintii 3aad waxaa ay magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland ka wadaan howl gal si ay nabad gelyada loo xoojiyo maadaama magaalada ay soo gaaree
Madaxweynaha Puntland oo Daah-Furay Shirka Heritage Ee Garoowe Ka Furmay [Masawiro/Video]
(December 30, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa daahfuray madasha aragti wadaagga ee maxadka Heritage oo hadda Garoowe ka furmay, waxaana ay noqonaysaa markii ugu horaysey ee Soomaa
Madaxweynaha oo guddi u magacaabay Aaska Qaran ee loo samaynaayo Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Amniga Puntland.
(December 30, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Guddi u magacaabay aaska Qaranka ee loo samaynaayo Alle naxariistii Janno haka waraabiyee Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amnig