Ciidanka PMPF oo maalintii 3aad howl galo lagu sugayo amniga ka wada Garoowe.[Masawiro/Video]

December 30, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Cutubyo ka tirsan ciidanka PMPF ayaa maalintii 3aad waxaa ay magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland ka wadaan howl gal si ay nabad gelyada loo xoojiyo maadaama magaalada ay soo gaareen Wufuud kale duwan oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya , qaar ka mid ah madaxad maamul goboleedyada, musharaxiinta u taagan tartarnka madaxweynanimada dalka Soomaaliya iyo ururrada bulshada.

Shacabka Puntland gaar ahaan magaalada Garoowe ayaa bogaadiyey hawlgallada ciidanka PMPF ka waddo caasimadda Puntland ee Garoowe, waxa ay dhiirigelin, bogaadin, duco iyo wadashaqaynba u muujiyeen ciidankooda.

Gaashaanle Cali Bashiir Cali Indhacaad oo magaca ciidanka ku hadlayey ayaa shacabka uga mahadceliyey dhiirigelinta iyo wadashaqyantooda wanaagsan ee mudnaantaleh.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

246,899 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>