Cutubyo ka tirsan ciidanka PMPF oo howl galo ka wada magaalada Garoowe.[Masawiro]

December 28, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Cutubyo ka tirsan ciidanka PMPF ayaa maalintii labaad waxaa ay magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland ka wadaan howl gal si ay nabad gelyada loo xoojiyo maadaama magaalada ay soo gaareen Wufuud kale duwan oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya , qaar ka mid ah madaxad maamul goboleedyada, musharaxiinta u taagan tartarnka madaxweynanimada dalka Soomaaliya iyo ururrada bulshada.

Saraakiisha ciidanka PMPF ayaa waxaa ay mahad balaaran u jeedinayaan shacabka magaalada Garoowe oo ay ku amaanayaan wadashaqayn hufan iyo ixtiraam.

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online