Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuban oo la dhisay

December 1, 2020 - Written by Editor

IskuShuban:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka Puntland ayaa ku gulaystay in la dhiso Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuban waxaan la isku raacay Qeybinta Xubnaha Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuban.

Ku Nabadoonadda iyo Waxgaradka Degmada Isku-Shuban.

Og Gudoomiyaha Degmada Isku-Shuban.

Og Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari.

Og isku duwaha Wasaaradda Arrimaha
Gudaha Gobalka Bari.

Og Gudoomiyaha Gobalka Bari.

Og Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

Ujeedo Qeybinta Xubnaha Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuban.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuquraadiyaynta Puntland ka dib markii baahida Degdegaa oo loo qabo in ladhiso Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuban.

Ka dib markii ay ku qanacday in nabaddoonada Degmada Isku-Shuban aysan ku guulaysan in ay ka wada hadlaan qeybta xubnaha Golaha deegaanka.

Hadaba wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland waxay go’aan ka gaartay qeybta xubnaha Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuba inta laga gaarayo Doorashada Golaha deegaanka ee hal qof iyo hal cod Kana dhicu Doonto guud ahaan Degmooyinka Puntland.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2020
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online