Wasaaaradda maaliyadda PL oo soo saartay awaamiir lagu hirgelinayo amarkii dowladda ay ka soo saartay Shillin Soomaaliga.
(December 28, 2020)
Garoowe:-Wasaaaradda maaliyadda Dawladda Puntland ayaa waxaa ay soo saartay awaamiirtii lagu fullin lahaa Amarka Dawladda Puntland si xal waaran loga gaaro cabashada sarifka lacagaha shillin soomaalig
Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug oo laga waraystay Xaalada Gobolka Mudug.[Video]
(December 27, 2020)
Gaalkacyo:-Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug oo wax laga weydiiyay qabashada kudhawaad 30 qof oo loo haysto Gaalkacyo inay ka geysteen 2008 ilaa 2020 qaraxyo iyo dilal Waqooyiga Gaalkacyo loogu ge
Madaxweynaha Gal-Mudug oo soo gaaray Garoowe.[Video]
(December 27, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Airport ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariy
Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Shiikh oo soo gaaray Garoowe.[Video]
(December 27, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee A
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo la kulmay Rayidka iyo culima’udiinka.[Video]
(December 26, 2020)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan wadatashi ah oo ku addan doorashooyinka la qaatay Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo culima’udii
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka hadlay cabashada ka taagan Sarifka Shillin Soomaaliga.[Video]
(December 26, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Abdulaahi Deni ayaa waxaa uu ku qabatay magaalada Garoowe Shir jaar'id oo uu uga hadlay cabshada Sarifka Lacagaha isla markaan waxaa uu ku dhawaaqay Go'
Madaxweynaha Puntland oo soo Dhaweeyey Gudoomiye Mursal iyo Cabdi Xaashi [Masawiro/Video]
(December 26, 2020)
Garowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir Airport Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane M
Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland oo qado sharaf u sameeyey Madaxweynaha Gal-Mudug
(December 25, 2020)
Gaalkacyo:-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland ahna Guddoomiyaha Guddiga dib u habaynta Ciidamada Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa qado sharaf u sameeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cab
Madaxweyne Farmaajo oo Xeer Madaxweyne ku dib dhigay Ansixinta Wax ka beddelka Dastuurka
(December 25, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maada
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo eedeyn u soo jeediyey Madaxweyne Farmaajo.[Video]
(December 24, 2020)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare Md. Cabdi Xaashi Cabdullahi oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga iyo midka Xeer-hoosaadka Aqalka, ayaa sheegay in Xeerka madaxweynuhu baal-marsanyahay Dastuurka Qaran

« Previous PageNext Page »