Ra’iisul Wasaaraha JFS oo booqday shaqaale dhisayey jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye oo Qarax lala beegsaday.[Masawiro]
(January 2, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa caawa isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ku booqday shaqaalo ka shaqey
Khudbadihii Madaxdu ka jeedisay xiritaankii Shirka Heritage ee magaalada Garoowe.[Video]
(January 2, 2021)
Garoowe:-Waxaa maanta ku soo xirmay magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland madasha aragti-wadaaga ee ay soo qaban qaabiyeen Machadka Heritage waxaan uu shirku socday mudo 3 maalin ah. Shirka m
Hadaljeedinta: xiritaanka doodaha Aragti-wadaaga ah ee Machadka Heritage.[Video]
(January 2, 2021)
Garoowe:-Waa Hadaljeedinta: xiritaanka doodaha Aragti-wadaaga ah ee Machadka Heritage oo ilaa 3 maalin ka socday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland,doodaha Aragti-wadaaga ah ee Machadka Heritage ay
Madaxweyne JFS oo saxiixay Sharciga Miisaanitadda dowladda
(January 2, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey Golaha Xukuumadda Federa