Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa daah-furay Madasha Wadatashiga ee ka hortagga Nafaqo darada.
(January 3, 2021)
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Madasha Wadatashiga ee ka hortagga Nafaqo darada. Kulanka oo uu soo qabanqaabiyey mashruuca ka hortagga