Gudoomiyaha Gobolka Karkaar oo Baaq ka soo saaray Colaada ka soo cusboonaatay Degmadda isku-shuban ee Gobolka Bari
(January 9, 2021)
Qardho:-Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye ayaa waxaa uu Baaq nabadeed ka soo saaray Colaada ka soo cusboonaatay Degmadda isku-shuban ee Gobolka Bari. Gudoomiyaha Gobolka Karkaar ayaa
Madaxweynihii hore ee DFS Xassan Shiikh Mohamuud oo ka horyimid go’aankii Doorashooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.[Video]
(January 9, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Mohamuud oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay go'aankii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku go'a
Afhayeenka Midawga Musharxiiinka oo goor dhawayd shir ja’raaid ku qabtay Garoowe.[Video]
(January 9, 2021)
Garoowe:-Ridwaan Xaaji Cabdiwali oo ah Afhayeenka Midawga Musharxiiinka ayaa waxaa uu goor dhawayd ku qabtay shir jaraa'id magaalada Garoowe waxaan uu uga hadlay go'aan uu saaka shaaciyey Ra’iisul
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya doorashadu waxay ku dhacaysaa Waqtigeeda.[Video]
(January 9, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Koonfur Galb
Puntland oo xustay sanad guuradii labaad ee markii la doortay Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.[Masawiro]
(January 9, 2021)
Garoowe:-Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland waxaa caawa lagu qabtay munaasadda xuska 8-da January sanad guuradii labaad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenk